DAAWO:- Warbaahinta Daljir oo Warsaxafadeed ka soo saartay Hanjabad loo geeystay

0

Warbaahinta daljir ee ka howlgasha Gobalada Puntland iyo gobalada dhexe ee somalia ayaa soo saartay Warsaxafadeed ay kaga hadlayaan caburin iyo handadaad uu ku waddo Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Gacmey.

HOOS KA DAAWO.