Ciidanka Axmed Madoobe oo toogasho bilaabay iyo Nabadoono la weeraray.

0

Ciidanka gaarka ee Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa toogasho ku bilaabay siyaasiyiinta iyo odayaasha mucaaradka ku ah Axmed Madoobe ee ku sugan magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO: