Maxaa ka cusub arrinta Sheekh Mukhtaar Roobow iyo dadaalada socda?.

0

Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Odayaal ka soo jeedo degaanada Koffer Galbeed ayaa la kulmat madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.

labada kulan oo waqti badan qaatay ayaa aad loogu hadlay qaabka ugu wanaagsan ee lagu sii deyn karo Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo mudo dowladda u eran.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: