DHAGEYSO:-Hogaamiyaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Khilaafka Kala Dhaxeeya DFS Iyo Xarigga Wasiirka Amniga

0

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland xmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir jiraa’iid u qabtay Saxaafada ayaa markii ugu horaysay ka  hadlay doorashooyinkii iska soo hor jeeday ee ka dhacay Jubbaland 22 Ogoosto 2019.

Madaxweynahu wuxuu ka hadlay Doorashadii Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ee dhawaan Jubbaland ka dhacday Khilaafka Dowlada Federaalka ah iyo Jubbaland iyo Afduubka loo haysto wasiirka Amniga Jubbaland mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan waxaa kale oo Madaxweynahu uu ka hadlay Arimaha ammaanka dalka iyo Doorashooyinka 2020