DAAWO: Hanjabaada Axmed Madoobe iyo Falcelinta bulshada.

0

Madaxweynaha maamulka Jubbbaland Axmed Maxmed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa u hanjabay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxa uuna si cad u sheegay in talaabo adag uu qaadayo.

HOOS KA DAAWO: