DHAGEYSO:-Tahiirbayaal dooneyay in ay ka baxaan Bosaaso oo la soo qabtay

0

Taliska qaybta gobolka  Bari ayaa magaalada Bosaaso ku soo bandhigay  ku dhawaad 60 Tahriibayaal ah oo doonayay in ay ka baxaan xeebta Bosaaso kuwaas oo ku sii jeeday dalka Yemen.

Tahriibayaasha ayaa isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari  Xuseen Cali Maxamuud ayaa uga warbixiyay arintaas