DHAGEYSO:-Maxay isku hayaan Dowladda Federaalka & Ahlusunna?

0

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo hoggaanka Ahlusunna ee Gacanta ku haya Magalada Dhuusamareeb & Magaalooyin kale oo ku yaalla Gobolka Galgaduud.

Hadaba shirar kala duwan ayaa ka socda Magalada Dhuusamareeb, iyada oo wufuud ka socda DowladdaS oomaaliya ay halkaasi ku sugan yihiin.