DAAWO: Odowaa ” DF wa iska dhicineynaa, Galmudug ma ahan KGS, Waa dagaalameynaa”.

0

Musharaxa madaxweynaha maamulka Galmudug C/raxmaan Odowaa oo shalay gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in isaga iyo kooxdiisa mucaaradka ay dagaal qaawan la galaya dowladda Soomaaliya hadii ay isku deydo iney marain habaabiso shacabka Galmudug oo doorasho aan jirin ka sameyso Galmudug sidii KGS.

HOOS KA DAAWO KHUDBADII XASAASIGA AHAYD EE UU JEEDIYAY: