DHAGEYSO:- Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan Gobalka Mudug

0

Deegaanka seemade oo hoostaga degmada Jariiban ee Gobalka Mudug ayaa waxaa wali ka taagan xaalad biyo la,aaneed kadib markii uu jabay ceelbiyoodkii biyaha u ahaa deegaanka.

Gudoomiyaha Tuulada Seemade Warsame Cilmi Xirsi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xaalada degaankas ay aad halis u tahay,wuxuna Fariin u diray Puntland iyo Hay”daha Caalamiga ah.Gduoomiyaha Tuulada Seemade Warsame Cilmi Xirsi (1)