DHAGEYSO:-Dhagax waa dhaaftay Magalada Muqdisho Ganjeelaa ku xiran laamigeeda”

0

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Hoggaamiyaha Xisbiga Cadaaladda Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay culeysyada dadka Magalada Muqdisho ka heysta dhinaca isku socodka iyo saameynta ay reebeen jidadka xiran.

Waxa uu sheegay in Gaadiidka noocyadiisa kala duwan gaar ahaan kuwa kasoo baxa dekadda Muqdisho ay ku qaadato in uu tago suuq Bacaad ama Bakaaraha mudo Saddex Maalmood ah,taasina ay qeyb ka tahay jidadka ugu muhiimsanaa Magalada Muqdsho oo dowladda xirtay.