DAAWO:-Hogaamiye biixi oo la kulmay madaxda xisbiyada somaliland

0

Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda Xisbiyada kulankaas oo lagaga wada hadlay sii amba-qaadka heshiiskii saddexda xisbi qaran ee qabsoomida doorashooyinka, oo ay kasoo qayb-galeen gudoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo wakiil ka ahaa gudoomiyaha xisbiga waddani.

Hoos ka daawo warbixinta