DAAWO: Roobow oo xabsiga laga saaray iyo meel kale oo loo wareejiyay

0

Warar aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga saaray Sheekh Mukhtar Rooboow Cali Abuu mansuur oo mudo ku xernaa xarunta Habar Khadiijo ee taliska NISA.

Qaar ka mid ah ehelada wadaadka ayaa inoo xaqiijiyay in laga saaray xabsiga oo laga dhigay xabsi guri, waxaa la dajiyay guri u dhaw madaxtooyada Qaranka.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: