DHAGEYSO:-Golaha Wasiirada Galmudug Oo Yeeshay Kulan Aan Caadi Aheyn

0

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheeikh Mazxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo golaha wasiiradu ku yeesheen magaalada Dhuusa-mareeb iyaga oo ka shiray arrimo muhiim ah.

Kulanka ayaa looga hadlay shirka dib u heshiisiinta iyo sidoo kale sugida amniga ergooyinka kala duwan ee ka qeyb gelaya hase’ahaatee qodobka laga dooday ayaa ahaa odayaashii tegay deegaanada Al-shabaab sida ay uga qeyb gelayaan shirka.