DHAGEYSO:-Dad Ajaanib ah oo Dil iyo Dhaawac Loogu gaystay Hargeisa

0

Ugu yaraan labo qof ayaa dhintay 2 kalena waa ay dhaacwacmeen, kadib  markii kooxo hubeysan ay rasaaseen ajaaniib ku sugnaa deegaanka Haleeya oo ku yaalla duleedka magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.