DHAGEYSO:-Axmed Madoobe oo ka codsaday shacabka Jubbaland inay is cafiyaan

0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hadal uu ka jeediyay masjid ku yaal magaalada Kismaayo waxa uu ugu baaqay shacabka Jubbaland inay is cafiyaan oo ay midoobaan.

Axmed Madoobe oo markale ay xildhibaanada baarlamaanka 2aad ee Jubbaland u doorteen Hogaamiyaha is doortay maanta salaada Jimcaha boqolaal dadweyne ah kula tukaday Masaajidka suuq weyne ee magaalada Kismaayo.