DAAWO: Xaalad kacsanaan ah oo laga soo sheegayo Kismaayo

0

Waxaa xaalad kacsanaan ah laga dareemaya magaalada Kismaayo oo shalay ay ka dhacday labo doorasho oo lagu kala doortay labo madaxweyne.

Ciidamo aad u badan oo hubka noocyadiisa kala duwan ku hubeysan ayaa lagu arkaya xaafadaha magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: