DAAWO:- Somaliland: ” Dagaalka Sanaag Puntland Sarakiil Ciidan ayaan kaga dilnay

0

Maamulka Somaliland Masuuliyiin u hadashay ayaa sheegay dagaal ka dhacay degaanka Ceelafweyn inay Puntland kaga dileen saraakil ciidan,xili dagaal uu salaasadi ka dhacay gobalka Sanaag.

Hoos ka daawo.