DAAWO:-Siyaasi Cali Daacuun”Maanta Jubbaland waxay Leedahay LabaMadaxweyne , Laba Baarlamaan, Laba Shir Gudoon”

0

1.Maanta Jubba -laand waxay Leedahay Laba
Madaxweyne , Laba Baarlamaan, Laba Shir
Gudoon, Taasna Waxa Sababtay ( Geeddi)Socodka Doorashada oo Marin Habaabay.

2.Siyaasiyiinta Iyo Xisbiyada Taageeray Doorashada Axmed Madoobe wax Badan ma Aanay Fahmin, waxaana Iiga Muuqday NACAYB( SHAKHSI & Damac Siyaasadeed.

( Alxaqiiqa) Siyaasi Cali Daacuun