DAAWO:-Madaxweynaha Puntland oo Shir Gudoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay arimo muhiim ah

0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Shir Gudoomiyey shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo maanta looga hadlay arimo muhiim ah.