DAAWO:- Wararkii Ugu dambeyeey ee Banaanbaxa Laascanood & dhawacyo la geyey Hargeysa

0

Magaaladdda Laascanood ee Xarunta gobalka Sool waxaa maanta ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday Maamulka Somaliland,waxaana ku dhawacmay bananbaxaas u dhaxeyeey dad shacab ah iyo Ciidanka Somaliland 4 qof oo Shacab ah.

Hoos ka daawo Faahfaahin.