DAAWO: Sababta uu Axmed Madoobe u qaatay go’aanka bandowga ee Kismaayo lagu soo rogay

0

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa wada dhabar jebintii ugu dambeysay ee uu ku sameynayo musharaxiinta iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa soo saaray go’aano cusub oo uu ku xalaaleysanayo doorashada Jubbaland.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: