DHAGEYSO+DAAWO:- Hogaamiye Axmed Madoobe oo khudbadiisi maanta ku sheegay in Alshabaab gobalada jubbooyinka laga saari doono

0

Hogaamiyaha Jubbaland ee wakhtigiisa dhamaaday Axmed madoobe oo maanta khudbad ka jedinayeey munaasabada hadaljeedinta musharixinta ayaa sheegay in alshabaab oo si deg deg ah uga saari doono gobalada Jubbooyinka hadii markale la doorto.

Hoos ka dhegayso codka Hogaamiye Axmed Madoobe.

Halkan Hoosena ka daawo.