DAAWO:-Ciidamada oo fashiliyay walxaha qarxa oo lagu aasay wadada bartamaha Bosaso

0

Ciidamada magaalada bosaaso ayaa fashiliyay walxaha qarxa oo lagu aasay wadada bartamaha Bosaso xili habeen ah waxaana qaraxyadaas lagu eedeyay in ay goobta galiyeen kooxaha ka soo horjeeda dowladda