TOP NEWS: Axmed Madoobe oo bilaabay qorshe halis ku ah musharaxiinta

0

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa bilaabay qorshe cusub oo uu ku dhbar jebinayo musharaxiinta ay wadato madaxtooyada Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY EE XAALKA MAGAALADA KISMAAYO: