DAAWO: Dagaal ka qarxay Dhuusamareeb iyo Galmudug oo ka hadashay

0

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxayo dagaal ka qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo booliis ah iyo nabad sugidda Galmudug, waxa ayna ku dagaalameen xarunta shiirkole oo ah xarunta loo diyaariyay in lagu qabto shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: