DAAWO: Xiisad u dhaxeysa Axmed Madoobe iyo Xidig oo Magaalada Kismaayo ka taagan.

0

Magaalada Kismaayo waxaa laga soo sheegaya iney ka jirta xiisad adag oo u dhaxeysa madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Jubbaland Axmed Madoobe iyo musharax C/rashiid Xidig.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: