DAAWO: Xidig oo Kismaayo ka bilaabay qorshe doorashada loogu reebayo Axmed Madoobe

0

Musharaxa madaxweynaha Jubbaland Xildhibaan C/rashiid Xidig ayaa abaabul xoogan ka wada magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland.

Xildhibaan Xidig ayaa sheegay in Axmed Madoobe uusan xoog kursiga ku fadhin karin lagana kicin doono isla markaana uu ku bixi doono si sharci daro ah.

HOOS KA DAAWO: