DAAWO:- Kismaayo Siyaasiyiin sheegay in laga been abuurtay Magacyadooda

0

iyadoo howlaha doorashooyinka Jubbaland ay si habsami leh u socdaan waxaa mar walba soo baxaya dad hor leh oo qaarkooda ay si aan la tashi lahayn u adeegsadeen Magacyadooda xilala u magacaabeen qaar kamid ah siyaasiyiinta kal hore ka hadhay tartanka doorashada Jubbaland hadaba halkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa qaar kamid ah dadka lagu been abuurtay iyo kuwo iskaga tanaasulay howlaha lagu curyaaminayo Dowladnimada Jubbaland.