DHAGEYSO:- Mid kamid ah Gabdhaha xildhibanada cusub ee jubbaland oo ka hadashay howlaha shaqo ee horyaala

0

Foos Cali Cabdiraxmaan oo kamid ah gabdhaha cusub ee Barlamaanka jubbaland ee shalay la dhaariyey horeyna uga mid ahayd bahda warbaahinta Somaliyeed oo daljir waraysi siisay ayaa ka hadashay howlaha shaqo ee horyaala.

waxay sheegtay inay sugayaan shaqooyin baddan isla markaana u mahadcelinayso guddiga doorashooyinka inay ilaaliyeen qondada haweenka.