DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo khudbad xasaasi ah jeediyey & qodobadii uu faaqidey

0

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta jeediyey khudbad xasaasi ah oo uu inteeda badan kaga hadlay arrimo ka taagan Puntland isagoona si adag ula hadlay shirkadaha ka howlgala Puntland shaaciyeyna inay qorshe ballaaran samaysteen.