DAAWO: Xukuumada Somalia oo bilowday qorshe doorashada loogu reebayo Axmed Madoobe

0

Xukuuada Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu dhabar jebinayo damaca Axmed Madoobe ee doorashada Jubbaland.

Xukuumada ayaa qorshahaan la kaashaneyso siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubbaland eek u jira labada golle ee baarlamaanka si isbedel la taaban karo uu kaga dhaco Jubbaland.

HOOS KA DAAWO QORSHAHA: