DAAWO: Axmed Madoobe oo arrimo badan ka hadlay iyo guddigii doorasho ee Kismaayo loogu dhawaaqay

0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam {Axmed Madoobe} ayaa khudbad dhinac badan taabaneyso ka jeediyay masjidka madaxtooyada Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa ka hadlay qaabka ay u socoto qaban qaabada doorashada Jubbaland, fara gelinta dowladda iyo hanjabaada beesha Caalamka.

Sidoo kale waxa uu ka hadlay guddigii doorasho ee mucaaradka kaga dhawaaqeen Kismaayo iyo kulamadii uu la qaatay xubnaha beesha Caalamka ee tagay Kismaayo.

HOOS KA DAAWO KHUDBADIISA OO XASAASI AH: