DAAWO: Beesha Caalamka oo go’aan mideysan ka qaadatay doorashada Jubbaland

0

Wakiilada beesha caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa go’aan wadajir ah ka qaatay doorashada Jubbaland.

Wakiilada ayaa ugu baaqay Axmed Madoobe inuu ka shaqeeyo sidii ay u qabsoomi lahayd doorasho xor oo xalaal ah.

HOOS KA DAAWO GO’AANKA BEESHA CAALAMKA EE DOORASHADA JUBBALAND: