DHAGEYSO:-Xildhibaano Barlamaanka Puntland ka tirsan oo kormeer ku maraya Gobalka Cayn

0

Xildhibaan Cabiraxmaan diiriye carab oo kamid ah xubnaha Barlamaanka Puntland ayaa kormeero maalmihi u dambeyeey ku marayeey gobalka cayn,isago waraysi sinayeey maanta Radio daljir ayuu kaga hadlay waxyabaha uu salka ku hayo kormeerada ay ku samaynayaan gobalka Cayn.