XOG CUSUB: Sheekh Shaakir oo balanta ugu baxay Dowladda

0

Wararka naga soo gaarayo magaaalada Dhuusa mareeb ayaa sheegaya in hogaanka sare ee Ahlu Sunna ay go’aan ku gaareyn iney balanta ugu baxaan Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in Sheekh Shaakir uu inkiray qodobo ay ku heshiiyeen Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre mudadii uu ku sugnaa magaalada Dhuusa mareeb.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: