DHAGEYSO:- Maamulka Jubbaland oo Mushariixinta Qaar ku tilmaamay kuwo an shuruudaha Buuxin

0

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland ayaa ka hadlay Warar la xirira Mushariixinta la magac Baxay isbadaldoonka Jubbaland kuwaas oo malmahan baraha bulshadda ku faafiyey warar sheegaya in doorashadda jubbaland aysan ku dhacayn qaab cadaalad ah.

Jubbaland ayaa ku tilmaamtay musharrixinta Qaylinaya inaysan buuxin shuurduhii looga bahnaa musharrixinta.