DAAWO:-Ehelada Hodon Shanleyste oo Garoowe lagu diley oo cabasho ka muujiyey in aysan weli helin caddaalad

0

Ehelada Hodon Shanleyste oo bishii afraad Garoowe lagu diley ayaa cabasho ka muujiyey in aysan weli helin caddaalad waxayna maxkamada puntland ka codasdeen in ay sida ugu dhaqsiyaha badan caadalad u helaan