SAWIRO:- Shirka iskaashiga Qoomiyadda Oromada iyo Somaalida oo Jigjiga ka furmaya

0

Waxaa maalinta bariya ka furmaya caasimada deegaanka soomaalida kulan waynihii iskaashiga labada deegaan ee soomaalida iyo oromoda oo ay kaqaybgali doonaan inkabadan laba kun oo qof oo labada deegaan kakala socota,isuguna jira masuuliyiinta labada deegaan hogaaminta dhaqanka labada deegaan iyo qaybaha kala duwan ee labada deegaan.

Soodhawayntii maantuna waxay ahayd mid udhacday si qalbi furnaanleh isjacayl iyo walaltinimona ka muuqatay.