DHAGEYSO:- Ugaarsi lagu hayo Somaalida degaanka Sitti ee DDSI

0

Dad ka badan 300 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay xadka u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta gaar ahaan gobolka Sitti, waxaana ku barakacay dad ku dhow 30 kun.

waxaana dagaal ay maleyshiyaadka Canfarta ku hayeen mudo 8 bilood ah dadka Soomaaliyeed ee dagan galbeedka gobolka Sitti.