DAAWO: Ehelka duqii Muqdisho oo sir badan kashifay iyo xaalka baarista oo sii xumaaday.

0

Qaar ka mid ah ehelada duqii Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa weli dalbanaya in baaris dhab ah la sameeyo.
Sidoo kale Ehelada ayaa warbahinta u sheegay in guddoomiyaha la shirqoolay dad masuuliyiin ah ayaa ku lug leh dilka sida ay sheegeen.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKA KA SOO BAXAY EHELKA: