DAAWO:- Madaxweyne deni oo ka qayb galay kulan ciyaareed

0

Madaxweyne Deni ayaa galabta ka qeybgalay Ciyaar Kubadda Cagta ah oo lagu soo dhoweeynayo 1August maalintii la’asaasay Puntland, sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu dhaggax dhigay dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe, kaasoo laga dhigi doono Garoon cagaaran oo heer caalami ah.