DHAGEYSO:- Maxjaradda Boosaaso oo qarka u saaran inay xirmaan

0

Hoos u dhac xoogan ayaa laga dareemayaa xoolihii laga dhoofin jiray maxjarada Bosaso ee loo dhoofin jiray dalka Sacuudiga, kadib markii maraakiibtii xoolaha ka qaadi jiray dekadda Bosaso ay u wareegeen dhanka dekadda Ber bere isda uu sheegay ganacsade Axmad Xirsi Imbeeye

Dhanka kale sare u kac xoogan ayaa laga dareemayaa xoolihii laga dhoofin jiray maxjarada Bosaso ee loo dhoofin jiray dalka Cumaan