DAAWO:- Madaxweyne deni oo caawa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Barlamaanka DFS

0

Madaxweynaha Puntland siciid Cabdulaahi deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa caawa hoyga uu Garoowe ka dagay Guddoomiyaha Barlamaanka somaaliya Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan salaan ugu tagay.