DHAGEYSO:-Askari ka Tirsan Ciidanka Puntland oo lagu eedeyay fududaynta dilkii Paul

0

Dable Cabdi Cali Xirsi Oo ahaa Askari ka Tirsan Ciidanka bada Puntland ee PMPF ayaa Lagu soo eedeeyayy in uu fududeeyey dilka maareeyihii dekeda Magaalada Boosaso Paul. 4 bishii February ayaa ninku habaysan Bastoolad uu Maareeyaha ku dilay gudaha Magaalada Boosaaso, ninkaan ayaa gacanta lagu dhigay ugu danbayna dhaawacii soo gaaray ayuu u geeriyooday.

Weriye ku sugan Magaalada Boosaaso ayaa ALLGG Media u sheegay in Maxkamadu ay eedaysanaha ku xukuntay dil Toogasho ah oo uu ka furanyahay Bil Racfaan ah.