Madaxweyne Deni oo magacaabay la taliyaal sare

0

Digreeto kasoo baxday Madaxtooyada Puntland ayaa Madaxweyne Deni waxa uu ku magacaabay la taliyayaal sare oo ka tirsan Xafiiska Madaxtooyada Puntland kuwaas oo kala ah:-

  1. Waxaa Nuuradiin Aadan Diiriye loo magacaabay Guddoomiyaha Golaha.
  2. Waxaa Mahdi Maxamuud Cali loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.
  3. Waxaa Yaasmiin Maxamuud Xaamud (Nayn) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

4. Waxaa Drs. Saciido Axmed Cali (Qacle) loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

5. Waxaa Eng. Axmed Abshir Faarax loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.

6. Waxaa Cusmaan Seed Cilmi loo magacaabay Xubin ka mid ah Golaha.