DHAGEYSO:-Senator Muuse Suudi oo khudbad qiimo badan ka jeediyay barlamanka aqalka sare & arimaha uu ka hadlay

0

Muuse Suudi Yalaxow oo kamid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay Arimo kala duwan.

Muuse ayaa siwayn uga hadlay Arimaha Xaqsiinta, wuxuuna xusay in Saraakiil hore iyo Xubno Xilal muhiim ah soo qabtay ay hada duruufo kala duwan la daalaa dhacayaan.

Sidoo kale wuxuu xusay in Haweenka iyo dadka oo dhan aan looga baahnayn inay Raadiyaan Xaquuq aan ka maqnayn.