AKHRISO:- Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo wakhti ku daray isdiwaangalinta Musharixinta

0

Gudiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa mudo kordhin ku sameeyey maalmaha musharaxiinta laga doonayo inay isku diwaangeliyaan. Balse waxaa weli diidan jiritaanka Guddiga musharaxiinta mucaaradka ah ee Axmed Madoobe la tartamaya.

HOOS KAGA BOGO.