DAAWO:-Hogaamiyaha Jubbaland oo qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo.

0

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland axmed madoobe ayaa qaabilay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada Kismaayo.