DHAGEYSO:-Cudur aan la aqoonsan oo 7 qof ku dilay Shabeellaha dhexe

0

Wararka ka imanaya degmada Gamboole ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ugu yaraan 7 qof ay geeriyoodeen 12 qof oo kalena loo soo qaaday Magaalada Muqdisho.

Dadka dhintay iyo kuwa xanuunsanaya oo isku qoys ah ayaa la sheegayaa in uu haleelay xanuun aan la qoonsan oo sababay dhimashadooda.

Nabaddoon Muuse Haaruun oo ka mid ah Odayaasha Gamboole ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in tuulo hoos tagta Gamboole uu xanuunkaasi ka dillaacay.