DHAGEYSO:-Nimco Yaasin Caraale ” Waxaan U Imid Hargeisa Inaan Labada Qoys Kala Saaro “

0

Fanaanada nimco yaasiin caraale ayaa safar ku timid magaalada hargaysa si ay u kala saarto labo qoys oo isku haya taasi oo muran xoogan ka dhalisay gayiga soomaalidu dagto

Safarkeeda ayaa xiligan sida ay sheegtay in uu salka ku hayo baadhitaan lagu samayn doono dhiiga NA loo yaqaano sii loo cadeeyo qoyska ay ka dhalatay.

Hoos ka daawo waraysi ay siisay midka mid ah Tvyada ka howlgala soomaaliland